Arooska Nuurdiin kl iyo atriisho baadiyo 2020
Monday, 18 May 2020
Munaasabbada xusida 18-ka may ee somaliland
Munaasabbada xusida sanadguurada 18-kan may ee somaliland
Munaasabbada ayaa ahayd mid kaduwan kuwii sanadihii hore maadaama uu hada aduunka kajiro cudur dilaa ah
Taas ayaa sababtay inay kasoo qaybgalaan dad aad uyar oo masuuliyiin ah sida xildhibaano, wasiiro,saraakiil iyo saraakiil xigeen
Somaliland ayaa kudhawaaqday gooni ugoosadkeeda 18dii may 1991 markii ay dhacday jamhuuriyadii soomaaliya
Iyadoo siwayn uu uga horyimid ururkii kajiray somaliland (SNM) markaasna ay kuqasabtay in lala dagaalamo fikirka gooninimada lkn iyadoo intii howshaasi socotay ay kadhasheen arimo aan lamahdin cuqubo iyo xaalad banii aadanimo
Inkastoo somaliland ay ahayd mid iskeeda iskaga taagan habeen iyo maalina kuriyoota in mar uun la aqoonsan doono hadana shacabkii quus ayey kaqaateen aqoonsiga somaliland madaxwayne kasta oo imaadana wuxuu dhahaayey hada ayaa nala aqoonsanayaa Taas oo ay shacabka soomaaliyeed ee reer somaliland kuwareereen
Waxaa lasheegaa in muuse biixi yahay dictator kadaran kii siyaad barre maxaa yeelay siyaad barre wuxuu qabtay waxyaabo badan oo xukuumada somaliland aysan kuriyoon inay qabato
Hadii madaxwaynaha loosoo jeediyo wax dhaliila maba maqlikaro oo saan ayuu dibnaha uqaniinayaa
Inkastoo somaliland ay kudhawaaqday gooni ugoosadkeeda hadana intii soomaaliya inteeda kale ay kujirtay dowlad la,aanta iyo dagaalada sokeeye somaliland waxaa kajiray xasilooni yaysanba noqonin xasiloonidaas mid kuu ogaalaanaysa damaanadqaad buuxa iyo xoriyad inaad kunoolaato hadana waxaan dhihi karnaa soomaaliya inteeda kale way dhantay
Wadahadalka soomaaliya iyo somaliland waa mid soo jiitamaayey xukuumad kaxukuumad kaasoo ilaa hada aysan jirin arimo lataaban karo oo kaqabsoomay Wadahadalka
Hugaamiyaasha ladada dhinac mid waliba markuu rabo ayuu dhahaa "waxaa naga go,an wadahadal "
Xukuumad kasto waxay magacaabtaa gudi wadahadal hada way dhacdaa iyadoo aysan jiran meel inta la iskugu tagay lafariistay laga wadahadlay midnimo ama gooninimada
Soomaaliya waxaa ahaa jiray iyadoon xitaa dowlad lahayn dal sidiisaa utaagan oo leh qaab dowladnimo soomaaliyana waxaa lagu tilmaamaa geeska Africa lkn hada geeska Africa waxaa la iskuyiraa wadamada somalia,kenya,Ethiopia iyo Djibouti
Maadaama qayb wayn oo soomaaliya ah ay haystaan Ethiopia qayb kalena haysato kenya waxay wada qaateen magaca geeska Africa
Ilaahey waxaan kabaryeynaa inuu iskukeeno soomaalida kala irdhoobay markalena ay dhistaan dowlad quwad leh caalamkuna kahibeesto
Insha allah
|Ali ahmed salaad qoraaga iyo milkiilaha majaladan
Waa kumahadsantahay akhriste wixii |talo toosin iyo Tusaale ahba commentiga noogu reeb
Sunday, 17 May 2020
Udiyaar garowga ciida sanadka 2020,ciida sanadka 2020,ciid wanaagsan kuciida
Udiyaar garowga ciida sanadka 2020,ciida sanadka 2020,ciid wanaagsan kuciida
Top ten somali youtubers,tobanka youtuber ee ugu taageerada badan soomaalida
Top ten somali youtubers,tobanka youtuber ee ugu taageerada badan soomaalida
Top ten somali youtubers,tobanka youtuber ee ugu taageerada badan soomaalida
Najma nashaad rasuulkii sharafta mudane Qasiido nabi amaan eh
Najma nashaad rasuulkii sharafta mudane Qasiido nabi amaan eh
Najma nashaad rasuulkii sharafta mudane Qasiido nabi amaan eh
Barnaamijka qaraaxo astaan tv, qaraaxo astaan tv
Barnaamijka qaraaxo astaan tv, qaraaxo astaan tv
Barnaamijka qaraaxo astaan tv, qaraaxo astaan tv
Barnaamijka qaraaxo astaan tv, qaraaxo astaan tv
Barnaamijka qaraaxo astaan tv, qaraaxo astaan tv
Barnaamijka qaraaxo astaan tv, qaraaxo astaan tv
Barnaamijka qaraaxo astaan tv 2020
Barnaamijka qaraaxo astaan tv 2020
Barnaamijka qaraaxo astaan tv 2020
Daawo adaa yaabi doonee
CUDURKA DILAAGA AH EE CORONA VIRUS 2020
๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ: Wadamada caalamka ayaa sameenaaya dadaalo aan waxba loola harin si xal loogu helo xanuunka ๐ฐ๐ผ๐ฟ๐ผ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐๐ oo markiisi ugu horreseey lagu arkay magaalda ๐ช๐๐ต๐ฎ๐ป ee dalka shiinaha December 2019Ururka caafimaadka addunka (๐ช๐๐ข) ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo caafimaad oo caalami ah ku saabsan ๐ฐ๐ผ๐ฟ๐ผ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐๐ kaaso dilay in ka badan 3,000 qof addunka oo dhan muddo 2 ๐ฏ๐ถ๐น๐ผ๐ผ๐ฑ ahIn ka badan oo 92,000kun oo kiis ah ayaa laga sheegay addunka oo dhan badankooda ku sugan maagalada shiinaha oo kasoo dilaacay๐ช๐ฎ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐ฐ๐ผ๐ฟ๐ผ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐๐?๐๐ผ๐ฟ๐ผ๐ป๐ฎ wuxuu ka mid yahay cudurka sababa xanuunada halista badan waxaa uuna ku dhacaa hab dhiska neef mareenka bini'aadanka wuxuu wataa ๐ค๐๐ป๐ณ๐ฎ๐ฐ ๐ถ๐๐ผ ๐พ๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ผIyadoo qofkii ku dhaca muddo gaaban ku dili karo๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐บ๐ฎ ๐น๐ถ๐๐ธ๐ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ป?Waxaa jirto dood ku saabsan arrintaan, dhaqaatiirta intooda badan waxay aaminsan yihiin in aan hawada lisku marin karin xanuunka, balse lagu kala qaadi karo ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐๐ต๐ผ, ๐๐ถ๐ป๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ถ๐ฑ๐ฎ iyo ๐ค๐๐ป๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ผ ๐บ๐ฎ ๐น๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ฐ๐ผ๐ฟ๐ผ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐๐!!Majiro ilaa hada daaweyn gaar ah in kasta ay dhaqaatiirtu baarayaan daawoyiin jirka loogu talagalay fayriska oo hore loogula dagaalamay ๐๐ฏ๐ผ๐ผ๐น๐ฒ iyo ๐๐๐ฉDhaqaatiirta mahubaan daawooyinka jiraan inay caafimaad leeyihiinDaawada ugu horreeya waxaa lafilaaya inay soo baxdo 2021๐ฆ๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ฒ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ด๐ถ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ?1- gacmo dhaqis joogta ah ku dhaq saabuum2- Daboolida afka iyo sanka xiliga qunfaca ama hindisada3- inaad ka fogaatid qof qรนnfacaaya ama hindisaaya 1 meter4- hadii aad dareento qandho ama qunfac ama ku dhibaaya neefsiga sida ugu dhaqsiyaha badan kula xariir dhaqtarka๐ก๐:cudurkaan wax daawo ah malahnALLE HAKA BADBAADIYO DHAMAAN UMADAA MUSLIMIINTA AH MEEL WALIBO AY DUNIDA KA JOOGAAN ๐คฒ๐คฒ๐ณ๐ฐ๐ฒ๐ฌ ๐บ๐จ๐จ๐น ๐ท๐ฌ๐ฌ๐ฎ๐ฒ๐ฌ๐ฌ๐ต๐จ๐ณ๐จ๐พ๐จ๐ซ๐จ๐จ๐ฎ ๐ธ๐ถ๐ญ ๐พ๐ธ๐ณ๐ฐ๐ฉ๐ถ ๐ด๐ผ๐บ๐ณ๐ฐ๐ด ๐จ๐ฏ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Subscribe to:
Comments (Atom)
Todobaadka xoriyada soomaaliya
Xuska sanadguurada madaxbanaanida somalia Mdaxweyne Farmaajo oo Hambalyo Xoriyada iyo Midnimada u diray Shacabka Somaaliyeed. Madaxwey...
-
Xuska sanadguurada madaxbanaanida somalia Mdaxweyne Farmaajo oo Hambalyo Xoriyada iyo Midnimada u diray Shacabka Somaaliyeed. Madaxwey...
-
ilaahey ha unaxariisto fanaankii soomaaliyeed ee Cabdi Tahliil Warsame https://mugadishutimes.blogspot.com Cabdi Tahliil Warsame ...