Friday, 22 May 2020
Qaayib
Deegaanka qaayib waxuu dhacaa koonfur
Bari gobolka galgaduud ee bartamaha soomaaliya deegaankaan waxaa jira waxyaabo uu uga duwanyahay deegaanada kale waana mid ilaahey kumanaystay taasoo ay kamid tahay
* shidaalka
* macdanta
* dhul daaqsinta
* beeraha
Iyo kuwa kale oo aan halkaan lagu soo goobi karin
WAAYIHII HORE EE DEEGAANKA QAAYIB
qaayib waxay leeyahay taariikh fog mid dhaqaale iyo mid istaraatiijiyadeedba
Qaayib waxaa deganaa jiray waax kamid ah gumaystihii talyaaniga waxayna kulahaayeen
* xarumo shidaal
* iyo ceel biyoodyo
Waxay kasamaysteen garoon diyaaradeed
Waxaan dhihi karnaa qaayib waa meel ay kuqanceen joogisteeda gumaystihii talyaaniga
DEEGAANADA HOOSYIMAADA QAAYIB
1-Cali wayd
2-dhuumoodle
3-ciinley
4-qalaanqal
5-hamcaduur
6-haanlabile
7-calishige
8-baalaldheer
9-maraayo
10-jilbisyaale
11_godmaraay
12-dhisaq shurufle
13-magyooleey
14-godshilan
Iyo deegaano kale oo aan halkaan lagu soo koobi karin
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Todobaadka xoriyada soomaaliya
Xuska sanadguurada madaxbanaanida somalia Mdaxweyne Farmaajo oo Hambalyo Xoriyada iyo Midnimada u diray Shacabka Somaaliyeed. Madaxwey...
-
Weedhihii U Danyeeyay Ee Siyaad Barre Iyo Sheekadii Dhexmartay Ganacsade Haashi Weheliye Iyo Siyaasiga Qanyare Afrax 1988 S Sanadku m...
-
Xuska sanadguurada madaxbanaanida somalia Mdaxweyne Farmaajo oo Hambalyo Xoriyada iyo Midnimada u diray Shacabka Somaaliyeed. Madaxwey...
No comments:
Post a Comment
Is diiwaan gali