Gobolka minisota magaalada Minneapolis waxaa kadhacay dhacdo cajiib ah Taas oo ah in nin African American ah lagu dilay ceego waliba uu dilay askari police ah
Xaaladu waxay kasii dartay markii askari police ka ah uu si bareer cad waliba laduubanaayo uu udilay ninkaan madowga AH George floyd wuxuu kuqaylinaayey "i can't breathe "maneefsankaro "
Run ahaantii waa dhacdo xanuun badan muujinaysana heerka cunsurinimada dadka cadaanka ah kulakacaan dadka mowga ah

DILKA GEORGE FLOYD wuxuu dhaliyey Caro aad uwayn Waxaana kadhashay banaanbaxyo lagu dalbanaayo in cadaalada lamariyo askarigaan cunsuriga ah Dhacdadaan kudhacday George floyd ma ahan dhacdadii ugu horaysay oo nuuceedaah oo kadhacada
DALKA MARAYKANKA (USA)
Arimaha cunsurinimada waxay aad ubateen inta uu xilka hayo madaxwayne Donald Trump oo isaga laf ahaantiisa lagu tilmaamo inuu cunsuri yahay
Police-ka maraykanka waa kooxda ugu badan oo siyaabo kala duwan udila dadka madowga ee asal ahaan kasoo jeeda Africa
Dhacdadaan waxay noqotay arin muujinaysa heerka dadka cadaanka cunsurinimadoodu marayso
Sidoo kalena arintaan waxay cabsi wayn ku abuurtay dadka madowga AH
Maraykanka xaaladaas ayuu kataagan

No comments:
Post a Comment
Is diiwaan gali